Haweeney Raisul wasaare ka ah dowlad ka tirsan caalamka oo uur yeelatay

Haweeneyda Ra’isul Wasaaraha ka ah dalka New Zealand Jacinda Ardern iyo seygeeda Clarke Gayford ayaa sheegay inay ilmo filayaan bisha June ee soo socota, waxayna qaadaneysaa fasax lix todobaad ah. Fariinta ku saabsan in ay uur leedahay oo ay ku daabacday boggeeda Instagram ayaa dadka baraha bulshada isticmaala ay kusoo harqiyeen fariimo hambalyeyn ah. Xisbigeeda … Continue reading Haweeney Raisul wasaare ka ah dowlad ka tirsan caalamka oo uur yeelatay